Han Aqoonsi iyo Himilo Qaran
Waxqabadka Muddo Xileedka Labaad ee Xisbiga Kulmiye
Hore Ayaa Loo Soconayaa!
Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye 2017-2022 uu ku galay ololihii
doorashada Madaxtooyada, waxa uu ka koobnaa 7 tiir; 48 qaybood iyo
382 ballanqaad, waxana fulay 308, waxa sidoo kale, ku soo kordhay 118 Waxqabad oo aan balanqaad ka ku jirin.
Barnaamijkaa oo shacabka Somaliland mar labaad
codka ku siiyay Xisbiga inuu dalka hoggaamiyo. waxa u suurto galay xukuumadda Xisbiga Kulmiye.
Han Aqoonsi iyo Himilo Qaran!
Madaxweyne Muse Bihi Abdi
Madaxweynaha 5aad ee Jamhuuriyadda Somaliland
Waxaa xilka loo doortay doorashadii Somaliland ee 13-kii November 2017, Madaxweyne Muse wuxuu ku dhashay sanadkii 1948 magaalada Hargeysa oo ku taalayd Maxmiyadii hore ee Ingiriiska ee Somaliland. Wuxuu waxbarashadiisa dugsiga sare ee Amoud ka qaatay magaalada Boorama sanadihii todobaatameeyadii.
Han Aqoonsi iyo Himilo Qaran
Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga iyo Xukuumadda Kulmiye ee 2024-2029
Taageer Difaaca Qaranka, Horumarka iyo Aqoonsiga!
Horumarinta Aminga Gudaha & Dibadda
Horumarinta Dhaqaalaha & Waxsoosaarka
Horumarinta Adeega Bulshada
Horumarinta & Adkaynta Dawladnimada
Maareynta Deegaanka & Isbedelka Cimillada
Upcoming Elections Events
Election Day
- 00
Day
- 00
Hour
- 00
Minute
- 00
Second
U Codee Muse Bihi
U Codee Aqoonsi iyo Horumar.
Waxa la iskugu soo bixi Doonaa dhamaan Goboladda
Waxa la iskugu soo bixi Doonaa dhamaan Goboladda
Waxa la iskugu soo bixi Doonaa dhamaan Goboladda
Recent News