H.E. Muse Bihi Abdi
  • Home
  • Muse Bihi
  • Baraamij Siyaasadeedka
    • Tiirka 1aad: Horumarinta Arrimaha Dibedda
  • Media Center
    • Wararkii u Dambeeyay
    • News in English
    • العربية
  • Contact Us
Waxqabadka
H.E. Muse Bihi Abdi
  • Home
  • Muse Bihi
  • Baraamij Siyaasadeedka
    • Tiirka 1aad: Horumarinta Arrimaha Dibedda
  • Media Center
    • Wararkii u Dambeeyay
    • News in English
    • العربية
  • Contact Us
FacebookXInstagram
© Copyright 2025

admin

Home admin

Daawo “Reer Soomaaliya iyo Puntland oo maanta weerarka inoo diyaarinaya ee dhiig oo dhexdeena ah doonaya inay daadiyaan waxa aanu leenahay, waar annaga dhiiga dacari nooma hayso oo dhiig Soomaaliyeed inaanu daadino diyaar uma nihine dagaalka jooji.” Guddoomiye Saleebaan

Avatar for adminAdminJune 26, 2018

Daawo “Maanta Somaliland dal loo baqo ma aha, dal haddii aanu mucaaridkii nahayna aanu leenahay dawlad baanu ka ilaalinaynaa ma ah, waanu sii dhisanaynaa kursigaanu sii dhisanaynaa waanu usoo soconaa, duruufo badan baana inagu xeeran, kaala mid baanu nahay tallaabooyinkii ay reebtay duufaantii, kaala mid baanu nahay in aafadaas ay reebtay wax laga qabto, kaala mid baanu nahay dagaalladaas sokeeye ee dalka ka socda sidii wax looga qaban lahaa, difaaca qarankana kaala mid baanu nahay.”

Avatar for adminAdminJune 26, 2018

Daawo “Marka ay qarannimo timaaddo mid baynu nahay, inta arrinta dibaddu taallona madaxweyne annagaa cid walba uga horraynayna oo ku garab taagane taas ku bishaarayso…” Guddoomiye Buuni.

Avatar for adminAdminJune 26, 2018

Daawo Drs Adna Aadan Ismaaciil oo ku dheeraatay qiimaha 26 June

Avatar for adminAdminJune 26, 2018

Daawo Maxamuud Aadan Dheri oo ahaa dadkii goobjooga u ahaa markii calanka la qaatay ayaa ka hadlay dareenkii wakhtigaasi iyo ka maanta

Avatar for adminAdminJune 26, 2018

 Munaasibad Loogu dabbaal-degayo Sanad-guurada 58-aad ee Kasoo 26-ka June Oo Lagu Qabtay Xarunta Madaxtooyada JSL + Sawiro

Avatar for adminAdminJune 26, 2018
Munaasibad Loogu dabbaal-degayo Sanad-guurada 58-aad ee Kasoo 26-ka June Oo Lagu Qabtay Xarunta Madaxtooyada JSL   Hargeysa-26-06-2018-(MT-JSL)-Munaasibad ballaadhan oo lagu ... Read More

Daawo waxaana noo soo baxday in dakhligii aanu gelinka dambe qabanaynaynay uu maalmaha qaarkood ka bato kii gelinka hore,” ayuu yidhi wasiir Yuusuf Maxamed Cabdi.

Avatar for adminAdminJune 25, 2018

Daawo “Gobonnimadaa ay Somaliland heshay waxa ay ahayd tii ugu horraysay ee dad Afka Soomaaliga ku hadlaa ay qaataan, wayna jireen qaybo dhulalka kale katirsan, sida Itoobiya iyo Kiiniya, laakiin Jabuuti iyo Soomaaliyaba waxa ka horraysay Somaliland

Avatar for adminAdminJune 25, 2018

Daawo Maaliyadda waxa laga doonayaa oo umaddu idinka doonaysaa inaad hal koox (One team) noqotaan oo ay fikrad ballaadhan abuurto oo isu tagto, waanan idiinkaga mahadnaqayaa horumarka aad samayseen,

Avatar for adminAdminJune 25, 2018

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland Ku Hambalyeeyey Sanad-Guurada 58-Aad Ee Kasoo Wareegtay Munaasibadda 26-Ka June

Avatar for adminAdminJune 25, 2018
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland Ku Hambalyeeyey Sanad-Guurada 58-Aad Ee Kasoo Wareegtay Munaasibadda 26-Ka June   Hargeysa-25-06-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda ... Read More

Posts navigation

1 … 210 211 212 … 214

  • Baraamij Siyaasadeedka Xukuumadda
Address: Road #1, Presidency Street, 26 June Avenue, Hargeisa, Somaliland
Contact Info: info@musebihi.com

© Copyright by Muse Bihi2025 All right reserved. | Designed by SomSite

HomeWaxqabadkaContact