H.E. Muse Bihi Abdi
  • Home
  • Muse Bihi
  • Baraamij Siyaasadeedka
    • Tiirka 1aad: Horumarinta Arrimaha Dibedda
  • Media Center
    • Wararkii u Dambeeyay
    • News in English
    • العربية
  • Contact Us
Waxqabadka
H.E. Muse Bihi Abdi
  • Home
  • Muse Bihi
  • Baraamij Siyaasadeedka
    • Tiirka 1aad: Horumarinta Arrimaha Dibedda
  • Media Center
    • Wararkii u Dambeeyay
    • News in English
    • العربية
  • Contact Us
FacebookXInstagram
© Copyright 2025

Blog

Home Blog

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka reer Berbera kala qaybgalay Dhoollatus Ballaadhan oo ay ku muujinayaan maalinta koowaad ee Ololaha KULMIYE.

Avatar for adminAdminOctober 28, 2024
Berbera-28-10-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna murrashaxa jagada madaxweyne ee xisbiga KULMIYE, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay isu soo bax ... Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Safar Dhanka Cirka ah Ku Tegay Burco Kumanaan Taageerayaal ahna kala hadlay Fagaaraha Kheyriyada Burco.

Avatar for adminAdminOctober 28, 2024
Burco-28-10-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ahna murrashaxa jagada madaxweyne ee xisbiga KULMIYE oo ku guda-jira ololaha maalintii koobaad ... Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Mawjado Taageerayaal ah kula dabbaaldegay Fagaaraha Beerta xorriyadda Hargeysa

Avatar for adminAdminOctober 28, 2024
Hargeysa-28-10-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna murrashaxa jagada mamdaxweyne ee xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa mawjado taageerayaal ah maalinta koowaad ... Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Huteelka Xukuumiga Ah Ee Hargeysa Club Oo Dhismihiisu Gebogebo Ku Dhaw Yahay.

Avatar for adminAdminOctober 27, 2024
Hargeysa-27-10-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeeray huteelka dawladda ee Hargeysa Club oo noqon doona mid u gaara ... Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhigga ka jaray dugsiga farsamada Gacanta Hargeysa

Avatar for adminAdminOctober 27, 2024
Hargeysa-27-10-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dugsiga farsamada gacanta Hargeysa (Hargeisa Technical Institute) oo ... Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Maamulka iyo Ardayda Barnaamijka UCMAS, Somaliland

Avatar for adminAdminOctober 14, 2024
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Maamulka iyo Ardayda Barnaamijka UCMAS, Somaliland. Hargeysa-14-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi ... Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Qaar Kamid Ah Bulshada Maqalkoodu Xadidan yahay

Avatar for adminAdminOctober 13, 2024
Hargeysa-13-10-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada kulan gaar ah kula qaatay qaar kamid ah bulshada ... Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Cafis Guud u fidiyey 413 Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan.

Avatar for adminAdminOctober 11, 2024
CAFIS-MADAXWEYNE: 11/10/2024 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada ... Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan la qaatay Xubnaha Komishanka Doorashooyinka

Avatar for adminAdminOctober 10, 2024
Madaxweynaha Somaliland mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga madaxtooyadda kullan kula yeeshay xubnaha Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland. Ujeedada Kullanka ayaa ... Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Daah-furay Riig Cusub oo wakaaladda Biyaha Hargeysa soo Iibsatay.

Avatar for adminAdminOctober 6, 2024
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Daah-furay Riig Cusub oo wakaaladda Biyaha Hargeysa soo Iibsatay. Hargeysa-06-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ... Read More

Posts navigation

1 2 … 296

  • Baraamij Siyaasadeedka Xukuumadda
Address: Road #1, Presidency Street, 26 June Avenue, Hargeisa, Somaliland
Contact Info: info@musebihi.com

© Copyright by Muse Bihi2025 All right reserved. | Designed by SomSite

HomeWaxqabadkaContact