Daawo “Mustaqbalka soddon sanno iyo Afartan sano ka bacdi Jaamacaddani waxa ay noqon doontaa ta la isku laayo, idinkuna waxa aad noqon doontaan dadka dalka u talinaya ee u madaxda ah ee mustaqbalkiisa jeexaya, qarankuna wuu idin la dedaalayaa.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi CabdiAdminNovember 19, 2018
Daawo Qaabkii Madaxweynaha Somaliland ay u soo dhaweeyeen Shacbiga ku dhaqan deegaamada u dhexeeya Hargeysa iyo berbera oo noqday mid cajiibaAdminNovember 18, 2018
Daawo “Ragga miciin biday siyaasadda madhalayska ah ee mala’awaalka iyo maaweelada lagu maalayo waxaan leeyahay qarankani waa ka macno weyn yahay maalintii marmarsiiyaha beenta ah ummadda lagula dhex wareegayey” Afhayeenka Madaxweynaha JSLAdminNovember 11, 2018
Dhegeyso: Madaxweynaah Somaliland oo waraysi Muhiima Bixiyey iyo Arrimaha uu kaga hadlayAdminOctober 27, 2018https://www.bbc.com/somali/war-46002434?fbclid=IwAR1xFh3dneaksyNHHLRGJuzoVB624rh3BiLgi-WqvDfxfe114uTU2OYUU0U ... Read More
Daawo “Soo xulista waxa aannu u raacnay hab caddaalad ku salaysan, waxana aannu ku salaynay qoondo ama saami aannu u qaybinnay dugsiyada dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay” Wasiirka WaxbarashadaAdminOctober 27, 2018
Daawo ,“Ummaddu haddii ay doonayso inay horumarto oo ay caafimaad hesho oo ay doonayso inay biyo nadiif ah ah hesho oo ay doonayso inay how wanaagsan hesho oo ay doonayso inay nolo ka wanaagsan ta ay ku jiraan hesho, waxa qudha ee ay ku gaadhi kartaa waa tacliinta” Madaxweyne BiixiAdminOctober 27, 2018
Daawo Daawo Wasiir ku xigeenka Waxbarashada oo ka hadlay Saamiga Ardaydu ku soo baxday ee loogu qaybiyey Deeqda Waxbarasho ee EthiopiaAdminOctober 27, 2018
Daawo Arday ka socday G Sanaag oo ku hadlay afka Ardaydii Deeqda Waxbarasho ugu baxday Dalka EthiopiaAdminOctober 27, 2018
Daawo ,“Maalmahan waxan maqlayey dad badan oo siyaasiyiin ah ama qurbe-joog ah oo arrintaas (shaqaaqada gobolka Sool) siyaasadaynaya” Madaxweynaha SomalilandAdminOctober 27, 2018