H.E. Muse Bihi Abdi
  • Home
  • Muse Bihi
  • Baraamij Siyaasadeedka
    • Tiirka 1aad: Horumarinta Arrimaha Dibedda
  • Media Center
    • Wararkii u Dambeeyay
    • News in English
    • العربية
  • Contact Us
Waxqabadka
H.E. Muse Bihi Abdi
  • Home
  • Muse Bihi
  • Baraamij Siyaasadeedka
    • Tiirka 1aad: Horumarinta Arrimaha Dibedda
  • Media Center
    • Wararkii u Dambeeyay
    • News in English
    • العربية
  • Contact Us
FacebookXInstagram
© Copyright 2025

War-Saxaafadeed

Home Blog War-Saxaafadeed

Kal-fadhigii 23-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Waxa Maanta Lagaga Dooday Amniga, Waxbarashada Iyo Macdanta & Tamarta + Sawirada iyo Shaxda Waxbarashada

Avatar for adminAdminOctober 18, 2018
Kal-fadhigii 23-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Waxa Maanta Lagaga Dooday Amniga, Waxbarashada Iyo Macdanta & Tamarta Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 18/10/2018-Kal-fadhigii 23-aad ee ... Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi oo wareegto madaxweyne ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Shaqo Qaran

Avatar for adminAdminOctober 6, 2018
Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 06/10/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-205/102018, ku magacaabay Agaasimaha Guud ... Read More

Golaha wasiirradda Somaliland Oo warbiximo Ka Dhegeystay Guddida Diyaarinta Miisaaniyadda Qaran Ee Sannadka 2019, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada & Sayniska Iyo Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda

Avatar for adminAdminOctober 4, 2018
Golaha wasiirradda Somaliland Oo warbiximo Ka Dhegeystay Guddida Diyaarinta Miisaaniyadda Qaran Ee Sannadka 2019, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada & Sayniska Iyo ... Read More

Madaxweynaha Somaliland oo wareegto madaxweyne maanta ka soo saaray la-wareegidda shaybaadhka shidaalka Haamaha Berbera

Avatar for adminAdminSeptember 24, 2018
Madaxweynaha Somaliland oo wareegto madaxweyne maanta ka soo saaray la-wareegidda shaybaadhka shidaalka Haamaha Berbera. Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 24 /09/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi ... Read More

Golaha wasiirradda Somaliland Oo Soo Saaray Qodobbo Ku Wajahan Faro-gelinta Soomaaliya Ay Ku Hayso Somaliland, Gaar Ahaan Gobolka Badhan, Sidoo Kalena Ansixiyey Xeerar Muhiima+Sawiro

Avatar for adminAdminSeptember 20, 2018
Golaha wasiirradda Somaliland Oo Soo Saaray Qodobbo Ku Wajahan Faro-gelinta Soomaaliya Ay Ku Hayso Somaliland, Gaar Ahaan Gobolka Badhan, Sidoo ... Read More

Madaxweynaha oo ka tacsiyadeeyey Ciidanka Booliska Somaliland iyo qoyskii uu baxay Taliyihii Ciidanka Booliska ee Degmada Abdaal Laba Xidigle Cabdile Cabdi Dhimbiil oo shil gaadhi ku geeriyooday

Avatar for adminAdminSeptember 11, 2018
Madaxweynaha oo ka tacsiyadeeyey Ciidanka Booliska Somaliland iyo qoyskii uu baxay Taliyihii Ciidanka Booliska ee Degmada Abdaal Laba Xidigle Cabdile ... Read More

Kal-fadhigii 20-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Oo Lagu Ansixiyey Siyaasada Qaran Ee Gaadiidka, Iyadoo Lagaga Dooday Xeerka Hawl-Gabka Iyo Xaqsiinta Ciidamada Jamhuuriyadda Somaliland

Avatar for adminAdminSeptember 6, 2018
WAR-SAXAAFADEED Kal-fadhigii 20-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Oo Lagu Ansixiyey Siyaasada Qaran Ee Gaadiidka, Iyadoo Lagaga Dooday Xeerka Hawl-Gabka Iyo ... Read More

Degdeg: Madaxweynaha JSL Oo cafis u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan, oo tiradoodu dhan tahay 511 (Shan Boqol iyo Kow iyo Toban) maxbuus

Avatar for adminAdminJune 14, 2018
Hargeysa(MT)WAR-SAXAAFADEED:14.06.2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu munaasibada ciidal fidriga awgeed wareegto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/XM/WM/222-113/062018 uu ... Read More

Qodobbo Muhiim ah oo Kasoo Baxay Shirkii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland

Avatar for adminAdminMay 13, 2018
Kal-fadhigii kow iyo tobnaad (11-aad) ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah ugu qabsoomay hoolka shirarka ee ... Read More

Madaxweyne-ku-xigeenka jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan La Qaatay Madaxda Ururrada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland

Avatar for adminAdminMay 13, 2018
Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha guddida heer qaran ee qaban-qaabada munaasibadda qaran ee 18-ka May, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ... Read More

Posts navigation

1 2

  • Baraamij Siyaasadeedka Xukuumadda
Address: Road #1, Presidency Street, 26 June Avenue, Hargeisa, Somaliland
Contact Info: info@musebihi.com

© Copyright by Muse Bihi2025 All right reserved. | Designed by SomSite

HomeWaxqabadkaContact