H.E. Muse Bihi Abdi
  • Home
  • Muse Bihi
  • Baraamij Siyaasadeedka
    • Tiirka 1aad: Horumarinta Arrimaha Dibedda
  • Media Center
    • Wararkii u Dambeeyay
    • News in English
    • العربية
  • Contact Us
Waxqabadka
H.E. Muse Bihi Abdi
  • Home
  • Muse Bihi
  • Baraamij Siyaasadeedka
    • Tiirka 1aad: Horumarinta Arrimaha Dibedda
  • Media Center
    • Wararkii u Dambeeyay
    • News in English
    • العربية
  • Contact Us
FacebookXInstagram
© Copyright 2025

Wararka

Home Blog Wararka

Daawo “Gobonnimadaa ay Somaliland heshay waxa ay ahayd tii ugu horraysay ee dad Afka Soomaaliga ku hadlaa ay qaataan, wayna jireen qaybo dhulalka kale katirsan, sida Itoobiya iyo Kiiniya, laakiin Jabuuti iyo Soomaaliyaba waxa ka horraysay Somaliland

Avatar for adminAdminJune 25, 2018

Daawo Maaliyadda waxa laga doonayaa oo umaddu idinka doonaysaa inaad hal koox (One team) noqotaan oo ay fikrad ballaadhan abuurto oo isu tagto, waanan idiinkaga mahadnaqayaa horumarka aad samayseen,

Avatar for adminAdminJune 25, 2018

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland Ku Hambalyeeyey Sanad-Guurada 58-Aad Ee Kasoo Wareegtay Munaasibadda 26-Ka June

Avatar for adminAdminJune 25, 2018
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland Ku Hambalyeeyey Sanad-Guurada 58-Aad Ee Kasoo Wareegtay Munaasibadda 26-Ka June   Hargeysa-25-06-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda ... Read More

Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda, Hadallo Dardaaran Iyo Waano Isugu Jirana U Jeediyey + Sawiro

Avatar for adminAdminJune 25, 2018
Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda, Hadallo Dardaaran Iyo Waano Isugu Jirana U Jeediyey   Hargeysa-25-06-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane ... Read More

Xukuumadda Somaliland oo Jawaab Dagaalka uu Cabdiweli Gaas kaga Dhawaaqay Garoowe

Avatar for adminAdminJune 23, 2018
Xukuumadda Somaliland oo Jawaab Dagaalka uu Cabdiweli Gaas kaga Dhawaaqay Garoowe   Hareysa(MT-JSL)- Wasiirka  wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda ... Read More

Madaxweynaha Somaliland oo ka Hadlay Qaraxii ka Dhacay Itoobiya

Avatar for adminAdminJune 23, 2018
Madaxweynaha Somaliland oo ka Hadlay Qaraxii ka Dhacay Itoobiya Hargeysa(MT-JSL)- Madaxweynaha Jahmhuuriyadda Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa cambaareeyey qaraxii ... Read More

Daawo Madaxweyne kuxigeenka Somaliland oo shacbiga Caasimada la ciiday baaq iyo fariimo adagna ka diray colaada gudaha iyo ta dibedaba

Avatar for adminAdminJune 15, 2018

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Caasimadda Hargeysa Kala Qayb-Galay Salaadda Ciidul-Fidriga +Sawiro

Avatar for adminAdminJune 15, 2018
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Caasimadda Hargeysa Kala Qayb-Galay Salaadda Ciidul-Fidriga   Hargeysa-15-06-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ... Read More

Daawo Madaxweynaha Somaliland “Colaad iyo tafaraaruq midna kuma jirno, geyigan geeska Afrika-na maanta colaad uma baahna, dagaallo iyo colaad Soomaaliyi way kasoo daashay, Somaliland-na nabad bay ku dhaqan tay oo ku dhisantay…,

Avatar for adminAdminJune 15, 2018
“Colaad iyo tafaraaruq midna kuma jirno, geyigan geeska Afrika-na maanta colaad uma baahna, dagaallo iyo colaad Soomaaliyi way kasoo daashay, ... Read More

Daawo Madaxweyne ku xigeenka JSL “waxa aan u sheegayaa inay ciyaartu tahay caafimaad, sharaf, isbarasho iyo ummadda oo is-dhexgasha iyo inuu nin waliba ku fikiro sidii uu kooxdiisa u horumarin lahaa”,

Avatar for adminAdminJune 14, 2018

Posts navigation

1 … 205 206 207 208

  • Baraamij Siyaasadeedka Xukuumadda
Address: Road #1, Presidency Street, 26 June Avenue, Hargeisa, Somaliland
Contact Info: info@musebihi.com

© Copyright by Muse Bihi2025 All right reserved. | Designed by SomSite

HomeWaxqabadkaContact