H.E. Muse Bihi Abdi
  • Home
  • Muse Bihi
  • Baraamij Siyaasadeedka
    • Tiirka 1aad: Horumarinta Arrimaha Dibedda
  • Media Center
    • Wararkii u Dambeeyay
    • News in English
    • العربية
  • Contact Us
Waxqabadka
H.E. Muse Bihi Abdi
  • Home
  • Muse Bihi
  • Baraamij Siyaasadeedka
    • Tiirka 1aad: Horumarinta Arrimaha Dibedda
  • Media Center
    • Wararkii u Dambeeyay
    • News in English
    • العربية
  • Contact Us
FacebookXInstagram
© Copyright 2025

Wararka

Home Blog Wararka

Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Soo Xidhay Tartankii Kubbadda Cagta Bisha Ramadaan Ee Garoonka Hargeysa Stadium Uga Socday Kooxaha Caasimada + Sawiro

Avatar for adminAdminJune 14, 2018
Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Soo Xidhay Tartankii Kubbadda Cagta Bisha Ramadaan Ee Garoonka Hargeysa Stadium Uga Socday Kooxaha Caasimada   ... Read More

Degdeg: Madaxweynaha JSL Oo cafis u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan, oo tiradoodu dhan tahay 511 (Shan Boqol iyo Kow iyo Toban) maxbuus

Avatar for adminAdminJune 14, 2018
Hargeysa(MT)WAR-SAXAAFADEED:14.06.2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu munaasibada ciidal fidriga awgeed wareegto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/XM/WM/222-113/062018 uu ... Read More

Daawo Madaxweynaha Somaliland “Munaasibadda ciidul-fidriga awgeed waxa aan hambalyo u dirayaa dhammaanba ummadda Islaamka meel ay joogtaba, gaar ahaan ummadda reer Somaliland,

Avatar for adminAdminJune 14, 2018

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland Iyo Umadda Islaamkaba Ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul-Fidriga Awgeed 40 dalna u diray qoraal hambalyo ah

Avatar for adminAdminJune 14, 2018
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland Iyo Umadda Islaamkaba Ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul-Fidriga Awgeed   Hargeysa-14-06-2018-(MT)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Muuse ... Read More

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Koobab Gudoonsiiyey Kooxihii Ku Kala Guulaystay Tartankii Kubadda Cagta ee Kooxaha Heerka labaad Uga Socday Garoonka Xawaadle + Sawiro

Avatar for adminAdminJune 13, 2018
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Koobab Gudoonsiiyey Kooxihii Ku Kala Guulaystay Tartankii Kubadda Cagta ee Kooxaha Heerka labaad Uga Socday Garoonka ... Read More

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyey  Qabyo-Qoraalka Xeerka Doorashooyinka Qaranka Iyo Diiwaan-Gelinta Cod-Bixiyaha Oo Ay Qodobbo Muhiim Ahi Ku Lammaan Yihiin

Avatar for adminAdminJune 9, 2018
Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyey  Qabyo-Qoraalka Xeerka Doorashooyinka Qaranka Iyo Diiwaan-Gelinta Cod-Bixiyaha Oo Ay Qodobbo Muhiim Ahi Ku Lammaan Yihiin   ... Read More

Madaxweynaha Somaliland Oo Afur Iyo Casho Is-Barkan Ku Casuumay Culimaa’udiinka Dalka + Sawiro

Avatar for adminAdminJune 5, 2018
Madaxweynaha Somaliland Oo Afur Iyo Casho Is-Barkan Ku Casuumay Culimaa’udiinka Dalka “Culimada waxaan ka doonayaa inay igala hawlgalaan laba shay ... Read More

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Tabobar Usoo Xidhay Dufcaddii 29-aad Ee Ka Qalin-Jabisay Dugsiga Tababarka Booliska Ee  Lixle Mandheera + Sawiro

Avatar for adminAdminJune 5, 2018
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Tabobar Usoo Xidhay Dufcaddii 29-aad Ee Ka Qalin-Jabisay Dugsiga Tababarka Booliska Ee  Lixle Mandheera   Hargeysa-05-06-2018-(Madaxtooyada ... Read More

Madaxweynaha JSL Oo Abaal-marinno Qaali Ah Guddoonsiiyey Arday Ku Guulaysatay Tartanka Qur’aanka Kariimka Ah Ee Heer Qaran

Avatar for adminAdminJune 2, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa abaal-marino qaali ah guddoonsiiyey Ardaydii kaalmaha sare ka gashay tartanka xiftiga Qur’aanka ... Read More

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Tababar Loo Soo Xidhay Cutubyo Ka Mida Ciidanka Qaranka Oo Ka Baxay Dugsiga Tababarka Jadiidka Ee Darar-weyne +Sawiro

Avatar for adminAdminMay 30, 2018
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Tababar Loo Soo Xidhay Cutubyo Ka Mida Ciidanka Qaranka Oo Ka Baxay Dugsiga Tababarka Jadiidka ... Read More

Posts navigation

1 … 206 207 208

  • Baraamij Siyaasadeedka Xukuumadda
Address: Road #1, Presidency Street, 26 June Avenue, Hargeisa, Somaliland
Contact Info: info@musebihi.com

© Copyright by Muse Bihi2025 All right reserved. | Designed by SomSite

HomeWaxqabadkaContact