-
PreviousDaawo Wasiirk Claahi Abokor oo sheegay in mashruucani ku bixi doonto lacag dhan $111,000,000 (Boqol iyo kow toban milyan oo dollar), loona qorsheeyey inuu si rasmi ah u bilaabmo 15-ka bisha saddexaad (March) ee isla sannadkan 2019-ka.
-
NextDaawo “Dib-u-dhiska jidkani waxa uu ka labaad ka yahay mashaariicda maalgelinta kaabayaasha dhaqaale ee Somaliland oo uu ka koobaad yahay ballaadhinta iyo casriyeynta dekedda Berbera, taas oo hawsheedu si fiican u socoto. Labada mashruuc marka lagu daro suuqa xorta ah (Berbera free zone) iyo garoonka madaniga ah ee Berbera” Madaxweyne Biixi