“Colaad iyo tafaraaruq midna kuma jirno, geyigan geeska Afrika-na maanta colaad uma baahna, dagaallo iyo colaad Soomaaliyi way kasoo daashay, Somaliland-na nabad bay ku dhaqan tay oo ku dhisantay, deriskeedana nabad bay ugu baaqaysaa, gudaheedana wixii khilaaf ah ee jira nabad bay ku dhammaysanaysaa.”
-
PreviousDaawo Madaxweyne ku xigeenka JSL “waxa aan u sheegayaa inay ciyaartu tahay caafimaad, sharaf, isbarasho iyo ummadda oo is-dhexgasha iyo inuu nin waliba ku fikiro sidii uu kooxdiisa u horumarin lahaa”,
-
NextMadaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Caasimadda Hargeysa Kala Qayb-Galay Salaadda Ciidul-Fidriga +Sawiro