“Maxamed Shiil markii dambe waxa uu noqday taliye-ku-xigeenka ciidanka Booliska, noloshiisa intii uu joogay qaranka, ayuu u shaqaynayey, sarkaal uun buu ahaa ku hawlan hawlaha qaranka, anigu waxan uga markhaati ahay inuu ahaa raggii hawlaha ugu waaweyn SNM ka geystay,” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi