“Waxa aan leeyahay Berberi way koraysaa, Somaliland-na hore ayey u maraysaa, aduunkana wax bay la qaybsanaysaa, idinkana (Soomaaliya) waa idiin diyaar, cadaawad iyo nacna uma haynno Soomaaliya, dadna waannu isu xignaa, waxana aannu usoo jeedinaynaa nabad iyo wax wada-qabsi iyo inaynnu noqonno laba dal ah oo walaalo ah.” Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi
-
Previousتعود العلاقات التاريخية بين الامارات حكومة وشعباً وبين صوماليلاند إلى العصور القديمة، وذلك بالتبادلات التجارية والثقافية والدينية المبكرة بين تجار المنطقتين والشعبين الشقيقين.
-
NextDaawo Sultan Axmed CEO DP World ““Aad iyo aad baannu ugu faraxsannahay oo aannu ugu niyadsannahay inay Berbera kusoo biirto dhawr iyo toddobaatanka dekedood ee aannu maalgelinno oo aannu marag ka noqonno inay shaqadu bilaabanto, mar haddii shaqadii bilaabantayna joogsan mayso”